Guddiga doorashooyinka xubnaha Gobolada Waqooyi oo War cusub soo saaray

Guddiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee (Somaliland) ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda. Talaabadan ayaa timid kadib kulan uu maanta Ra’iisul Wasaare Rooble la yeeshay guddiyada doorashooyinka Heer Federaal, iyo guddiga gaarka ah ee Somaliland. Guddoomiyaha ayaa intaa ku darey in la isla qaatay in … Continue reading Guddiga doorashooyinka xubnaha Gobolada Waqooyi oo War cusub soo saaray